Dowlada Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyadii Caalamiga ee Soomaaliya imaan jiray

Xukuumada Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in la joojiyo dhamaan duulimaadyada caalamiga ah ee imaan jiray magaalada Muqdisho si looga hortago in dalka yimaadaan dad qaba xanuunka Caronavirus. Kulan deg deg ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu go’aamiyay in si KMG ah loo joojiyo duulimaadyada caalamiga ah ee imaan jiray magaalada Muqdiasho … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyadii Caalamiga ee Soomaaliya imaan jiray